NISA
NISA: Waxaan dilnay Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab
Gedo (Halqaran.com) - Ciidamada NISA gaar ahaan kuwa hubeysan ee Duufaan ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa la sheegay inay xubno ka tirsan Ururka...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Kiiska Ikraan Tahliil &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa war ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ka dhashay waayitaankii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo la waayay laguna...
UPDATE: Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow oo Xabsiga laga sii daayay
Muqdisho (Halqaran.com) – Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow ayaa Khamiista maanta ah la sii daayay, kaddib 4 maalin oo uu ku xirnaa Xabsiga Godka Jilacow...
Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo Xabsi guri la geliyay
Muqdisho (Halqaran,com) – Ciidamado ka tirsan Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa Xabsiga dhigay ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan, kaddib markii hoyga uu...
NISA ”Waxaanu qabanay Kiimiko loo waday Al-Shabaab iyo Dadkii waday”
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa Arbacadii maanta shaacisay inay gacanta ku dhigtay Kiimiko loo waday Ururka Al-Shabaab...
NISA: ”Wariye Harun Macruf wuxuu leeyahay xiriiro Khatar ku ah Amniga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa ku goodiyay in talaabo ay ka qaadi doonaan Wariye Harun Macruf, oo...









