Friday, April 17, 2026
28.8 C
Mogadishu

Nairobi

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka QM

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday

Nairobi (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed. Marxuumka ayaa ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday

Nairobi (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed. Marxuumka ayaa ku...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in Booliska Kenya ay jir-dil u geystaan Soomaalida...

Nairobi (Halqaran.com) - Dadka ku nool Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo kulamo siyaasadeed ka wada Nairobi & Axmed Madoobe...

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulamo siyaasadeed waxaa uu ka bilaabay Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, halkaasi...
Editor

Northeastern leaders raise alarm over COVID19 asymptomatic Nairobi returnees

Some leaders have expressed concern over residents who allegedly sneak out of major towns to northeastern region amid Coronavirus outbreak in the East Africa...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in maxaabiista Kenya sanadkii la siiyo wax ka...

Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamad ku taallo dalka Kenya ayaa ku gacan seyrtay dacwad loo gudbiyey oo ku saabsaneyd in mushaarka maxabiista la siiyo la...