27.9 C
Mogadishu
Wednesday, August 10, 2022

Tag: Muuse Biixi Cabdi

Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta la kulmay guddiga doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Talaadada maanta ah qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka Somaliland. Guddida Komishanka doorashooyinka...

Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Togdheer

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Biixi Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-521/062020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer. Waxaanay u dhignayd...

Madaxweynaha Somalilad oo si kulul uga hadlay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Sanaag

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadley dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay...

Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray madax dhaqameedkii ka hadlay Midnimada Soomaaliya

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland. Mr. Biixi ayaa dhaqanka Somaliland  ugu...

DAAWO VIDEO: Hoggaamiyaha Jabhadda Aare ee Somaliland oo wareysi xasaasi ah bixiyay iyo dagaal ka dhan ah Somaliland

Awdal (Halqaran.com) - Hoggaamiya Jabhad kasoo horjeeda Xukuumadda Somaliland, Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar oo howl gasha Gobolka Awdal ayaa Tallaadadii maanta bixiyey wareysi xasaasi...

XASAASI + AKHRI: Madaxweynaha Somaliland oo kala eryay Wakiiladii ugu badnaa Abid (Ogow Ujeedka ka dambeeya)? + War-saxaafadeed

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Eryay inta badan wakiiladii xukuumadda Somaliland u fadhiyay dalalka dibeda, isagoona kuwo cusubna u...

AKHRI: Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, kadib markii uu geeriyooday Taliyihii Booliska Somaliland. Madaxweynaha Somaliland, Mudane,...

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magaalada Hargeysa kula kulmay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez...

Don't miss

Guddoomiye Sh. Aadan Madoobe oo guddi u saaray fowdadii ka dhacaday Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed...

Mahdi Guuleed oo xilka ku wareejiyay R/Wasaare Ku xigeenka cusub ee dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka, Saalax Axmed...

Mareykanka oo Ukraine ugu yaboohaya hub uu qiimihiisu gaarayo hal bilyan oo dollar

Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taageero dheeri...

Shacabka Kenya oo dooranaya Madaxweyne cusub

Nairobi (Halqaran.com) - Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u...

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay Golaha Wasiirrada  

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya...