Sunday, May 31, 2026
26.9 C
Mogadishu

Midowga Yurub

Midowga Yurub oo ku heshiiyay in cuna-qabateyn dhanka Saliidda ah lagu soo rogo Ruushka

Brussels (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub ee...

Bosnia oo diiday inay taageerto go’aanka Midowga Yurub ee lagu cunaqabateynayo Ruushka

Bosnia (Halqaran.com) - Hoghaamiyaha Bosnia Milorad Dodik ayaa u sheegay madaxweynaha golaha Yurub Charles Michel in Bosnia ay u baahan tahay inay ilaaliso dhexdhexaadnimada...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Tukriga oo Digniin u dirtay Midwoga Yurub, kaddib markii…

Ankara (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mowlud Oglo   ayaa uga digay Midowga Yurub inay sii wadaan go’aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ankara,...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wakiillada Beesha Caalamka oo baaq deg deg ah u diray...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilo ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa booqasho ku tegay Jubaland, waana kulankii saddexaad ee...
Ahmed Mohamed

Tahriibayaal laga soo bad-baadinayay xeebaha Liibiya oo la rasaaseeyay

Libya (Halqaran.com) - Sea-Eye oo ah Hay’ada aan dowliga ahayn ee Jarmalka ayaa sheegtay dooni ay saaran yihiin saaran Shaqaallaha Hay’adda rasaas lagu  furay, xilli...
Ahmed Mohamed

Midowga Yurub oo taageero ballaaran u ballan qaaday Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 20-10-2019 xafiiskiisa ku qaabilay safiirrrada midowga Yurub iyo...
Ahmed Mohamed

Midowga Yurub oo abaalmarinno guddoonsiiyay hal abuurayaal Soomaaliyeed oo da’yar ah

Muqdisho (Halqaran.com) - Munaasabad ballaaran oo loogu dabbaal degayo maalinta caalamiga ee dimoqraadiyadda oo la xuso sanad walba 15-ka Sebtember ayaa ka dhacday magaalada...
Ahmed Mohamed

UPDATE: DF Soomaaliya oo Midowga Yurub la gashay heshiis mashruuc loogu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya iyo ururka Midowga Yurub ayaa maanta kala sixiixday heshiis ballaaran oo uu rurku ku maalgelinayo Soomaaliya Hashiiskan oo labada...