Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday Askar
Doolow (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa Isniinta maanta ah xukuno kala duwan ku riday Afar Askari oo katirsan Ciidamada xoogga...
DF Somaliya oo sheegtay inay ka go’an tahay in maamul goboleedyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Difaaca ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in guud ahaan dalka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xabsi daa’in ku xukuntay nin isku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Arbacadii Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin ku eedeysan in uu watay Boorso...
Ragii fuliyay weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe oo xukun adag...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah waxa ay xukun ku riday rag loo heysto Weerar loo adeegsaday...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun dil ah ku riday nin...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubbland ayaa Talaadadii maanta xukun dil ah ku riday Deeqoow Caliyow oo 19-sano jir ah, islamarkaana magaciisa...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Xabsi daa’in ah ku riday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday laba Nin oo...









