Maxamed Xuseen Rooble
Geneva: RW Rooble oo Midowga Yurub kala hadlay taageerida dadka Soomaaliyeed...
Geneva (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Talaadadii maanta magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Xannaanada Carruurta Agoonta Booliska +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Carruurta Agoonta ee Booliska, halkaas oo uu waqti kula...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xaflad sagootin ah loogu sameeyay Baydhabo +(SAWIRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad isugu jirtay casho sharaf iyo sagootin oo...
RW Rooble oo kulan dar-dargelin ah la qaatay hoggaanka maamulka gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay...
Madaxweyne Farmaajo oo ra’iisul wasaare cusub magacaabay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad...








