Mahdi Guuleed
Mahdi Guuleed oo xilka ku wareejiyay R/Wasaare Ku xigeenka cusub ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisal Wasaare Kuxigeenkii hore ee xukuumadda, Mahdi Maxamed Khadar...
UPDATE + VIDEO: RW ku-xigeenka dalka ‘Mahdi Guuleed’ oo raali gelin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mahdi Maxamed Guuleed oo ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa garab istaag xoog leh u muujiyey Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya...
R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi oo raali gelin ka bixiyay taageero xooggan...
Garoowe (Halqaran.cpm) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ka qeyb-galayay dood ka socota Shirka Garoowe ayaa...
R/Wasaare ku-xigeenka dalka iyo Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe isku wareystay
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa uu halkaasi...
Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe ku kulansiiyay Sheekh Shariif iyo Mahdi Guuleed
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa xalay Magaalada Garoowe ku kulansiiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh...








