Monday, May 11, 2026
31.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa  wareegtooyin Madaxweyne xilka qaadis iyo magacaabid ugu  sameeyey qaar ka mida ah golaha Wasiirada Somaliland,...

DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo shaaca ka qaaday inuusan laheyd awood uu ku kororsado...

Hargeysa (Halqaran.com) - Muuse Biixi Cabdi, Madaxdweynaha Somaliland, ayaa sheegay in xisbiyada muraacadka ah ay tuhunsan yihiin inuu muddo xileedka dheeraysan rabo, balse aanu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay Kulankii M/weynaha Kenya & M/weynaha Somaliland? +(SAWIRRO)

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ayaa Isniinta maanta kulan la qaatay madaxwaynaha dalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo u ambabaxay Nairobi +(Ujeedka Safarkiisa)

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa, isaga oo kusii jeeda...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo war ka soo saaray shaqaaqadii ka dhacday Garoonka...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Sabtidii maanta kormeer shaqo ku tegay garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Istadium oo ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo Shuruud ku xiray ka noqoshada go’aankii ay ku...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweyaha Somaliland Muuse Biixi cabdi ayaa markale ka hadlay go’aankii Somaliland ku joojisay wada shaqeyntii Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo sida lagu...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay R/wasaarihii hore Somaliya Maxamed Cumar...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday inuu aqbalay codsi uu u soo gudbiyay Maxamed Cumar Carte Qaalib...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-564/102020 iyo JSL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xil ka qaadis...