Madaxweynaha Jubbaland
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO
Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...
Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Dalka waa uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada‘‘
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) - ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka,...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka jawaabay eedeyn uga timid Madaxweynaha Galmudug
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa Axaddii maanta dib ugu laabtey magaalada Kismaayo ee...
Madaxweynaha Jubbaland oo guul taariikhi ah ku tilmaamay ansixintii heshiiska Doorashada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka...
Madaxweynaha Jubbaland oo goor-dhow gaaray magaalada Cadaado
Cadaado (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Sabtida maanta ah booqasho Tariikhi ah ku tagay Magaalada Cadaado...
Madaxweynaha Jubbaland ”DF Somaliya waxay shaqadeeda ku soo arruurtay halkee dhisan...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa isniintii maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland, kadib...








