madaxda dowladda
Shirka Madasha Wadatashiga ee Madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyada oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Khamiista maanta ah Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...
Muxuu ahaa qoraalka uu guddoomiye Cabdi Xaashi u diray Madaxda DFS...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu u diray Madaxda dowladda ee muddo xileedkooda uu...
DHAGEYSO: Qoorqoor ”Waa lagu guul-dareystay dhex-dhexaadintii Madaxda DFS & D/goboleedyada”
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda...
Beledweyne: Banaanbax lagu taageeri rabay Madaxda DF Somaliya oo la joojiyay
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka socday qaban qaabada banaanbax la sheegay in lagu taageraayo Madaxda Dowladda Federaalka,...
Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Madaxda DF Soomaaliya +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo xiray shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland, isaga oo...
VIDEO: Dr Fuje: ”Maskarada waa xarago waana Fashion, madaxweyne & shacab...
https://youtu.be/u9lF46XLtSw









