Sunday, March 15, 2026
27.2 C
Mogadishu

madaxda dowladda

Shirka Madasha Wadatashiga ee Madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Khamiista maanta ah Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Muxuu ahaa qoraalka uu guddoomiye Cabdi Xaashi u diray Madaxda DFS iyo Dowlad...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu u diray Madaxda dowladda ee muddo xileedkooda uu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland: ”Madaxda DF Somaliya ma sameysan karaan muddo kororsi xileed,...

Garoowe (Halqaran.com) - Muddooyinkii dambe waxaa soo baxayay hadal hayn ku aadan in Madaxda dowladda Federalka Soomaaliya ay qorsheynayaan muddo kororsi, ayaa waxaa arrintaasi...
Ahmed Mohamed

XOG: CALI GEEDI: “Ciddii Ku Riyooneysa Muddo Kororsi Uma Suurta Galayso”!

Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Maxamed Geedi, ayaa waxaa uu ka digay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay samaystan muddo...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Cabdi Qaybdiid oo Afka furtay, eedeynna ujeediyay Madaxda DF Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta eedeyn waxaa uu u jeediyay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo eedeyn kulul u jeediyay DF Somaliya...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku eedeeyay dowladda Federalka Soomaaliya inay faragelin toos ah ku hayso...
Ahmed Mohamed

XOG HOOSE: Madaxda DF Somaliya oo isku khilaafsan baahinta runta xogta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay shir guddoomiyey kulan khaas ah oo looga hadlayay baaritaanada...