madasha xisbiyada qaran
Madasha Xisbiyada Qaran oo war cusub ka soo saaray Guddiyada Doorashooyinka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayna ku midoobeen ilaa lix Xisbi Siyaasadeed ayaa...
Madasha Xisbiyada oo Eedeysay Madaxtooyada Soomaaliya ‘‘Shaqada halkaas ka socota waxay...
Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa eedeyn culus loogu jeediyay Madaxtooyadda Soomaaliya, waxaana lagu sheegay in...
Madasha Xisbiyada Qaran oo War deg-deg ah ka soo saartay Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay Shirka lagu waddo in uu Magaalada Muqdisho ku dhexmaro Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweysay Natiijadii ka soo baxday Shirkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay qodobbadii ka soo baxay shirkii 20-kii bishan lagu soo gebagabeeyay Magaalada Dhuusamareeb.
Madasha Xisbiyada...
Madasha Xisbiyada Qaran: ‘‘Guddiga Doorashooyinka ee Dhuusamareeb waa ay naga been...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxa ay sheegtay, in guddiga farsamada Doorashooyinka Qaran ee lagu dhisay Dhuusamareeb in uusan wax wadatashi ah...
Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay go’aannada Shirkii Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ayaa waxaa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay...








