la qabtay
Rag diyaarinayay qaraxyo oo la qabtay & faah-faahino ka soo baxaya
Boosaaso (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga Puntland ee loo soo gaabiyo PSF ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen shakhsiyaad diyaariya qaraxyada lagu aaso...
Nin miino ku aasayay magaalada Dhuusamareeb oo la qabtay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Nabad Sugida ee maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ka Howlgalla Magaalada Dhusamareeb ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ay...
Ciidanka Kumaandooska Somaliya oo qabtay gaari walxaha qarxa lagu soo raray...
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa gacanta ku soo dhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku soo wajahnaa Caasimadda...
UPDATE: Madaxii qaraxyada Al-Shabaab u qaabilsanaa oo Kenya lagu qabtay
Nairobi (Halqaran.com) - Ciidamadda ammaanka ee dalka Kenya ayaa sheegay in jimcihii shalay ay gacanta kusoo dhigeen sarkaal sare oo Al-Shabaab u qaabilsanaa weerarada...







