Kulan muhiim ah
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan muhiim ah la qaatay James Swan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha la doortay ee JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee...
Qaar ka mid ah Xildhibaannad Galmudug oo arrimo muhiim ah kala...
Muqdisho (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Jimcihii maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Maxamed...
Madaxweyne Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Xisbiyada Mucaaradka +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane...
Kulan looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Qaranka oo maanta lagu qabtay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddi-wadajirka ku meel.gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda...
Duqa Muqdisho Cumar Filish oo kulan arrimo badan looga hadlay la...
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaarka...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii Xildhibaannada Labada Aqal ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Arbacadii maanta kulankoodii saddexaad ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Wuxuu kooramka kulankii...









