iska horimaad
UPDATE: Wararkii ugu dameeyay dagaal Khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay iska horimaad dhowr goobood ku dhex maray Ciidamada Dowladda iyo xoogag kaloo taabacsan Midowga Musharraxiinta.
Iska...
Dad ku dhintay Iska horimaad ka dhacay Gobolka Sool & Wararkii...
Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in iska horimaad khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu deegaanka Jidbaale ku dhexmaray...
WAR DEG DEG: Iska horimaad hadda ka socda gudaha Xabsiga Dhexe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sheegaya, in iska horimaad uu halkaasi ka qarxay, iyadoo aan cid...
Is hortaag lagu sameeyay Kolonyo uu la socday Madaxweyne Waare oo...
Beledweyne (Halqaran.com) – Inta la ogyahay hal qof ayaa dhintay mid kalena wuu dhaawacmay, kadib markii maleeshiyo hubeysan ay ishortaag ku sameeyeen kolonyo gaadiid...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Diinsoor & Wararkii ugu...
Diinsoor (Halqaran.com) – Dagaal maanta ka dhacay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa la soo sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawacba uu ka...
Faah-faahin ku saabsan khasaaraha dagaalkii ka dhacay Calamada & Wararkii ugu...
Calamada (Halqaran.coom) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ee ka dhashay dagaal Ciidamada Al-Shabaab ay ku qaadeen...









