Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCWarsame oo loogu soo dhaweeyay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland, ayaa sheegaya, in uu halkaasi gaaray hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xubno ka tirsan Xisbigaasi ayaa Talaadada maanta ah gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
Siyaasi...
Muxuu Siyaasi CC Warsame kala hadlay Safiirrada Ingiriiska iyo Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa uu Magaalada Muqdsho kulama kula qaatay Safiirada Mareykanka iyo Ingiriiska ee u joogga...
XOG XASAASI: Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo Jawaab lama filaan ah...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Federaalka ah ee Soomaaliya oo Khudbad ka jeedinayey munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay Muqdisho...
C/raxmaan C/shakuur: ”Al-Shabaab heer waxay gaareen in ay Canshuur ka qaadaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay in Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ay ku...








