HirShabeelle
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Waare oo sheegay in Al-Shabaab waqtigooda uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo la hadlay wakaaladda Wararka ee SONNA, ayaa ka warbixiyay howlgallada ka dhanka ah...
QM oo soo jeedisay in dib u heshiisiin laga sameeyo Hirshabeelle
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulamo gaar-gaar ah oo khadka Internet-ka ah ayaa maanta dhexmaray Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka...
CCWarsame oo Madaxda DFS ku eedeeyay inay fidno ka dhex abuureen...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in hadda deegaannada Hirshabeelle waxa ka soca uu horay uga digay, kadib markii...
Musharraxiinta xilka M/weynaha maamulka Hirshabeelle oo Khudbadahooda jeediyay
Jowhar (Halqaran.com) - Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa Talaadadii maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle.
Inta badan...
Maxaa ka ogtahay Ujeedka Safarka Sheekh Shariif uu ugu ambabaxay dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidii maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde...
Xildhibaannada Hirshabeelle oo la dhaariyay & guddoomiye KMG ah oo la...
Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xilka loo magacaabay, kadib Munaasabad ka dhacday...









