golaha Shacabka
Xildhibaannada BF Somaliya oo la siiyay fasax laba toddobaad ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa la siiyay fasax laba todobaad ah sababo la xiriira inay soo gutaan Xajka iyo inay ka qeyb...
Madaxweyne Xasan oo la dardaarmay RW Xamze, kaddib markii ay ansixiyeen...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul Wasaaraha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga oo Muqdisho Kullan ku Dhaxmaray.
Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya...
Sh. Aadan Madoobe oo si rasmi ah xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomihii hore ee Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha...
Senator C/Qeybdiid oo sheegay in laba waji yeelan karto hortagidda M/weyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay kulanka Madaxweyne Maxamed...
Golaha Shacabka oo beeniyay in xilka laga qaadayo Ra’iisul Wasaare Rooble
Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariim Buux ayaa beeniyay wararka sheegaya in maalinta Sabtida ah xilka qaadis lagu sameynayo Ra’iisul Wasaare...








