golaha Shacabka
DHAGEYSO: ‘‘Golaha Shacabka way ka go’an tahay inuu hirgelo matalaadda Gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Golaha Shacabka ay ka go’an tahay in...
Xildhibaannada golaha shacabka oo Ansixiyay Xeerka Matalaadda gobolka Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah waxa ay ansixiyeen Xeerka metelaada Gobolka Banaadir oo maalmihii la soo...
Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo Ansixiyay xeerka kuraasta gobollada Waqooyi
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankii afaraad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho...
AKHRISO: Xeerarka dhammeystirka Doorashooyinka Qaranka oo loo qeybiyay Golaha Shacabka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Diyaarinta Xeerarka dhammeystirka Doorashooyinka Qaran Soomaaliya oo Arbacada maanta qeyb ka ahaa Kulanka golaha Shacabka ayaa Xildhibannada u qeybiyay afarta...
Maxaa looga hadlay kulankii guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka Soomaaliya?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan saacado badan qaatay maanta ku yeeshay Xarunta KMG Golaha Shacabka ee Magaalada...
Guddoonka labada aqal oo shaaciyay in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga...
sd
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah xaqiijiyeen in dib loo dhigay furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka...









