Friday, May 1, 2026
29.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Xeerarka dhammeystirka Doorashooyinka Qaranka oo loo qeybiyay Golaha Shacabka ee BFS

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga Diyaarinta Xeerarka dhammeystirka Doorashooyinka Qaran Soomaaliya oo Arbacada maanta qeyb ka ahaa Kulanka golaha Shacabka ayaa Xildhibannada u qeybiyay afarta xeer ee Doorashada ee loo saaray inay soo diyaariyaan.

Xeerarka ay Guddiga Golaha u qeybiyaan ayaa waxaa ay kala yihiin, Mataalada Gobolka Banaadir, Qoondada Haweenka, Xeerka Asteynta iyo Daadajinta Kuraasta Baarlamaanka iyo habka Nidaamka Doorashada Xubnaha Gobollada Waqooyi ee Somaliland.

Guddigan ayaa horay waxaa ay u shaaciyeen in matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir ay noqoto 7 kursi, walow ay jiraan dad diidan hadane la isku raacay go’aankii hore ee ahaa 7 Kursi ee matalaada Gobolka Banaadir.

Halka hoose ka akhriso xeerarka dhammeystirka doorashooyinka Qaran ee BF Somaliya loo gudbiyay:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...