Saturday, May 30, 2026
26.1 C
Mogadishu

gobolka Banaadir

Horumarinta adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir oo laga shiray

Muqdisho (HalQaran.com) - Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed  Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda International Medical Crops...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley. Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday mas’uul ka tirsanaa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axaddii maanta xukun xabsi ku riday Masuul ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa maanta ku toogtay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, Nabadoon ka mid ah Odayaasha degmadaasi. Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan...
Weriye Ahmed Abdi

WAR DEG DEG: Booliska DFS oo Xubno sare oo ka tirsan...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran.com ayaa sheegaya, in goor-dhow xarunta Gobolka Banaadir saddex ruux oo ka mid ah Shaqaalaha Gobolka Banaadir...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Ma ogtahay in muddo bil ah ka soo wareegatay qaraxii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa durba ka soo wareegtay muddo bil ah Qaraxii ka dhacay Xarunta dowladda hoose ee Gobolka Banaadir, 24-kii Bishii July Maalin...
Weriye Ahmed Abdi

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Degmada Dayniile iyo mas’uul ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay Qaraxyo khasaare gaystay. Qaraxyada ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaadan ogeyn oo ka socda Xarunta Dowladda Hoose Xamar & Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Somaliya oo weli laga dhur-sugayo inay bannaanka keento ciddii ka masuulka ahayd qaraxa 24-kii bishii hore ee July ka dhacay...