Thursday, June 25, 2026
25.7 C
Mogadishu

Dowladda

Shirkii RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo guddi isku dhaf ah lagu heshiiyay (Akhkriso Magacyada)

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii...

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray DFS iyo Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Guuleed oo sheegay in dowladda Farmaajo ay ku fashilantay wada-hadallada Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku bogaadiyay amniga ay heystaan Somaliland oo maanta xus kooban u sameeyay...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo ganacsatada ugu baaqday inay Safka hore ka galaan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga qayb...
Ahmed Mohamed

C/raxmaan C/Shakuur: ”Ma ahayn in tacsi iyo baroordiiq loo sameeyo Injineer...

Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa dhaliilay go’aankii ay dowladda Soomaaliya tacsi iyo baroordiiq ugu...
Ahmed Mohamed

Akhri: Natiijada baarista Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga  ee DFS kuna saabsan qaraxii ka...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo ugu dambeyn lagu wareejiyay Ammaanka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wareejinayaa amaanka Magaaladda Dhuusamareeb inta uu socda Shirka dib u heshiisiinta ee Maamulka Galmudug. Khilaaf ayaa...