Sunday, March 15, 2026
29.3 C
Mogadishu

Dowladda

Shirkii RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo guddi isku dhaf ah lagu heshiiyay (Akhkriso Magacyada)

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii...

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray DFS iyo Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Shirkii RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo guddi isku dhaf ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray DFS iyo Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo ku eedeysay Kenya inay colaad ka hurineyso Gedo

Gedo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda gobolka Banaadir oo Xukun ku riday xubno ka tirsan DF...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Khamiista maanta ah xukun ku riday shaqsiyaad ka tirsan Wasaaradaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, kuwaasi oo lagu helay...
Ahmed Mohamed

Dowladda Somaliya iyo Madaxda Shirkadda Albayrak oo heshiis ku kala saxiixday...

Istanbul (Halqaran.com) - Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee maamusha Dekadda Muqdisho ayaa...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Guddoonka Aqalka Sare oo magacaabay guddi isku keenista DF Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa magacaabay Guddiga Isu keenista Madaxda Labada Heer dowladeed ee Federaalka iyo...