Monday, July 13, 2026
24.9 C
Mogadishu

dowlad goboleedyada

Shirka Madasha Wadatashiga ee Madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Khamiista maanta ah Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Xubno ka kala socda DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada oo maanta Shir uga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XF Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa Axadda maanta ah furay shir labo maalin soconaya oo...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiirrada Maaliyadda Dowlad goboleedyada iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkii u dhaxeeyay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya iyo Wasiirrada Maaliyadda ee dowlad Goboledyada ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed, kadib markii...
Ahmed Mohamed

Shirka Wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka & Dowladda Dhexe oo ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Talaadadii maanta guddoomiyay shirka wasaaraddaha maaliyadda dowladda dhexe, dowlad...
Ahmed Mohamed

Madaxda dowlad goboleedyada oo ka warbixiyay kulankii ay la qaateen Farmaajo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa ka warbixiyay kulankii ay Magaalada Dhuusamareeb kula qaateen Madaxweyne Farmaajo...
Ahmed Mohamed

Ururka IGAD oo soo dhaweeyay wada-hadallada DF Somaliya iyo dowlad goboleedyada

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Urur Goboledka IGAD ayaa wax ay war ka soo saareen xaaladda Siyaasadda Soomaaliya, doorashada iyo Shirkii dowlad Goboledyada ay ku yeesheen...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay kulankii Madaxda DF Somaliya iyo dowlad...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay kulankii Maanta dhex-maray Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, kaas oo muhiim u ah xasiloonida Guud...