Doorashada Somaliya
Wafdi ka socda Qadar oo ku soo wajahan Somaliya (Ogow Ujeedka)
Muqdisho (Halqaran.com) – Wafdi ka socda dowladda Qadar ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda ay soo gaaraan Caasimadda Muqdisho, si ay qeyb...
DAAWO VIDEO: Wasiir Dubbe oo qodobbo xasaasi ah ka hadlay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abokar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay galabta Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay saddex qodob, oo kala...
Xaliimo Yareey oo shaaca ka qaaday in loo baahan yahay ‘dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur...
Maxaa la isku afgartay kulankii Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta?
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha, kulankaas oo...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka Ingiriiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka (UPD) Xassan Sheekh Maxamud iyo safiirka dowladda UK u jooga...
Maxaa ka soo baxay kulankii Xasan Sheekh iyo Safiirka Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee UPD, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo safirka Mareykanka u...









