Doorashada Somaliya
Wax badan ka ogow labada nooc ee doorasho oo ay shaacisay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga Maxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) oo maanta khudbad la sugaayay ka jeedisay fadhi uu...
AKHRISO: Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee uu ka jeediyay Kalfadhigii 7-aad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo...
Maqaal- Doorashada 2020-21: Xal-Soomaali Xor iyo Xalaal ah
Maqaal (Halqaran.com) - Dimuqraadiyada iyo doorashooyinku waxay soo jireen qarniyo badan. Waxay soo mareen marxalado iyo waqtiyo kala duwan. Dimuqraadiyadii ugu horeesay waxaa loo...
Xildhibaan Beene Beene: “Muddo kororsi ayay wadaan, Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxtooyda‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamuud Beene Beene oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga Ganacsiga Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada iyo...







