Doorashada
DAAWO VIDEO: Qalbi Dhagax oo farriin xasaasi ah oo la xiriirta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdikariin Muuse (Qalbi Dhagax) oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa hadal uu jeediyey wuxuu ugu mahadceliyay xukuumadda ra’iisul wasaare Rooble...
AKHRISO: Liiska guddiga doorashada Puntland iyo Jubbaland
Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn xalay...
Nuxurka Shirkii dhexmaray Shanta Madaxweyne goboleedka ee dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha maamul goboleedyadda ayaa xalay yeeshay kulan dhanka teleefanka kadib dadaallo ay waday maalmihii lasoo dhaafay beesha Caalamka oo ku aadana...
DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Somaliya aan la kala...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falanqeynta...
Daawo Sawirro: Muxuu hoggaamiyaha Jubbaland kala hadlay Xildhibaanada labada aqal ee...
Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka...
AKHRI: Doorashada Madaxweynaha cusub ee Jubbaland oo waqtigeeda laga soo hormariyay,...
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta isbaddel ku sameeyay jadwalka doorashada Maamulkaas.
Qoraal uu soo saaray guddiga ayaa...









