dhimasho
UPDATE: 6 ruux oo Cudurka Covid-19 ugu dhimatay Garbahaarey
Garbahaarey (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Garbahaarey ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka jirto xaalad adag oo ka dhalatay xanuunsidaha COVID-19, ee Coronavirus...
Maalintii ugu dhimashada badnayd mudaharaadyada ka socda Myanmar
Myanmar (Halqaran.com) - Booliska dalka Myanmar ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaal halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof, waxaa sidaasi shaaciyay Xafiiska...
Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya, in iska horimaad halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kooxo ka...
UPDATE: Mareykanka oo duqeyn culus ka geystay Jilib & carruur ku...
Jilib (Halqaran.com) – Diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha wadin ayaa galabta duqeyn culus ka geystay Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, taasoo sababtay dhimashada...
Muqdisho: Carruur dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray waxlo qarxa oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Xaafadda Raadeerdka oo ay...
Somaliland oo xaqiijisay kiisas cusub oo Covid-19 & Wararkii ugu…
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa Sabtida maanta ah ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaanadeeda laga diiwaangeliyay sideed iyo afartankii saac ee la soo...









