Deni
Deni oo illaaladii ugu badneyd Muqdisho keensaday
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka soo dagay diyaarad siday illaalada gaarka ah ee madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland.
Illaalada oo ku...
Madaxweyne Deni oo maanta arrimo badan uga warbixiyay Golaha Wasiirrada Puntland...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.
Kulanka oo Madaxweynaha uu...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado...
Cadaado (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay gaareen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland...
Madaxweyne Deni oo dib ugu noqday Dhuusamareeb & wufuud kale oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, ku sii qul-qulaya wufuud kala duwan, kuwaasi oo doonayay inay ka qeybgalaan Shirka madaxda sare...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo furay imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare &...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Dani ahaa Sabtida maanta ah Furay Imtixaanka Shahaadiga Deeganada Puntland oo arday badan u...
Maxaa looga hadlay Shirkii maanta Golaha Wasiirrada ee Puntland +(Arrimo badan...
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland oo ku qabsoomay aalada maqalka...









