Dacwadda Badda
RW ku-xigeenka dalka ‘Mahdi Guuleed’ oo si adag uga hadlay warar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in arrinta badda ay ka madax bannaan tahay soo celinta xiriirka...
UPDATE: Somaliya oo berri jeedin doonta gunaanudka Dacwadda badda & Kenya...
Hague (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday in ay maanta soo bandhigto doodeeda ku aadan dacwada badda, kadib markii labadii...
UPDATE: Kenya oo ka baxday Kiiskii dacwadda badda ee ICJ
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxday maxkmadda Caalamiga ah ee Caddaalladda ICJ ee la xiriirto dacwadii badda ee...
Maxkamadda ICJ oo markale dib u dhigtay dacwadda badda ee u...
Hague (Halqaran.com) - Maxkamada ICJ ayaa ku dhawaaqday in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya...
DHAGEYSO WAREYSI: DF Somaliya oo diiday in dib loo dhigo dhageysiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa diiday in dib loo dhigo dhageysiga dacwada badda ee kala dhexeeysa Kenya oo markii saddexaad codsatay in dib...








