Wednesday, August 26, 2026
26.9 C
Mogadishu

Cudurka Covid-19

Uganda: Tobaneeyo qaxooti Soomaali ah oo u geeriyooday Gaajo iyo Cudurka Covid-19

Uganda (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in tobaneeyo qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool xeryaha qaxootiga dalka Uganda ay gaajo iyo cudurka dilaaga ah...

Dowladda Shiinaha oo Tallaal cusub maanta ka soo dajineysa Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Shiinaha  ayaa maanta oo Axad ah dowladda Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo tallaalka COVID19 ah, sida lagu shaaciyey qoraal...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 gudaha Somaliya oo iminka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayraska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...
Ahmed Mohamed

UPDATE +VIDEO: Bukaannada ka bogsoonaya Cudurka Covid-19 oo kordhay & 1455...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku xaqiijisay in 24-kii saac...
Ahmed Mohamed

Hirshabelle oo laga helay kiisas Coronavirus ah +(Shir Jaraa’id)

Jowhar (Halqaran.com) - Cabdi Macalin Maxamed oo ah wasiirka Wasaaradda Caafmaadka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO VIDEO: Wasiirka Caafimaadka oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka. Wasiirka Caafimaadka...
Editor

UPDATE: Dowladda Soomaaliya oo Xaqiijisay inay Saddex qof oo Kale u...