Ciidamada xoogga dalka
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab
Xarardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa Jimcihii saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale kuwaasi oo hoostaga degmada...
Ciidanka Xoogga dalka oo Al-Shabaab ka soo furtay 40 carruur ah...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab kasoo Furtay Carruur ay tabarayaayeen, sidda lagu sheegay war kasoo baxay taliska Ciidanka.
Ururka 143-aad...
Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay Saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen...
Balcad (Halqaran.com) - Cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka Degmada Balcad waxa ay ku dileen horjoogayaal ka...
UPDATE: Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaan muhiim ah
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maanta bilaa dagaal kula wareegeen Deegaanka Toora-Toorow ee Gobolka Shabellaha Hoose oo muddo dheer ay gacanta...
Baydhabo: 134 Askari oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo tababar...
Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa 134 askari oo ka tirsan CXD tababar...
UPDATE: Digniin culus oo loo jeeday Militariga Koonfur Galbeed (Maxaa cusub)?
Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha Qaybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Sabtidii maanta Amar iyo digniinba uu u jeediyay Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan...









