Cabdiraxmaan Cabdishakuur
CCWarsame ”Guddiga doorashada weli waxaa ka buuxa labaatameeyo taageersan Madaxweyne Farmaajo‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyne, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa eedeyn u jeediyay guddiga doorashada Soomaaliya oo uu sheegay inay weli...
CCWarsame oo ka hadlay bannaanbixii ay ku baaqeen Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa markale maanta baaq ka soo saaray bannaanbixii ay iclaamiyiin ee Jimcaha.
Banaanbaxa oo ka dhacaya Barxada Taalada Daljirka...
Maxaa ka soo baxay Kulankii RW Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur? +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Ra’iisul...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo si kulul u weeraray Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyn, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa si kulul uga hadlay waddooyinkii maanta la xiray ee Magaalada Muqdisho.
CCW...
Xasan Cali Kheyre oo raali-geliyay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCWarsame +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa raali-galin buuxda ka bixiyay weerarkii xilligii uu ra’iisul wasaaraha ahaa lagu...
C/raxmaan C/shakuur ”Doorasho aan lagu qanacsaneyn Muqdisho kama dhaceyso”
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ay...








