Argagixisada
Musharrax Daahir Geelle oo war ka soo saaray qaraxii lala beegsaday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka tacsiyeeyay askar ka mid ilaaladiisa oo xalay qarax lagula beegsaday magaalada Muqdisho.
Musharax Geelle ayaa...
R/Wasaare Rooble oo arrimo muhiim kala hadlay Golaha Wasiirrada ee Koonfur...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Magaalada Baydhabo kula shiray golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Mr. Rooble...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay weerarkii ay maanta fashiliyeen ciidanka ammaanka...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus.
Saciid Deni...
Golaha Wasiirrada Jubbaland oo maanta kulankoodii uga hadlay dagaalka Al-Shabaab
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirrada ee Maanta oo...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu RW Kheyre kala hadlay Ciidamada Xoogga dalka ee...
Xudur (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xorreynta Xudur, Ciidamo...
DEG DEG: Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku soo wajahan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobay iyo Bankiga Adduunka ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan magaalada...









