Tuesday, July 14, 2026
24.9 C
Mogadishu

ansixin

RW Xamze oo muddo 10 cisho ah loogu daray soo magacaabista Golihiisa Wasiirrada cusub

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta villa Hargeysa ee magaalada muqdisho, iyaga oo ku ansixiyay...

Madaxweyne Xasan oo la dardaarmay RW Xamze, kaddib markii ay ansixiyeen BF Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul Wasaaraha...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay Sharciga Doorashooyinka ee uu meel-mariyay BF...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ay ka...
Ahmed Mohamed

Shirka Golaha Wasiirada Somaliya oo lagu ansixiyay Guddiga maamulka hay’adda Qaranka ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga...
Ahmed Mohamed

Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo Ansixiyay miisaaniyadda 2021

Jowhar (Halqaran.com) - Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakim Luqmaan Xaaji Muxumed...
Ahmed Mohamed

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay guddiga adeegga garsoorka iyo la dagaallanka Musuq-maasuqa

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee...
Ahmed Mohamed

Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyay Guddiga Doorashada M/weynaha iyo Ku-xigeenkiisa

Jowhar (Halqaran.com) - Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabeelle ayaa Sabtidii maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeell. Kulankaan ayaa...
Ahmed Mohamed

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu Ansixiyay Miisaaniyadda 2021

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka...