Tuesday, July 14, 2026
26.2 C
Mogadishu

Amniga

Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo Muqdisho kula kulmay Danjire James Swan

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah...

Wafdi ka socda Mareykanka oo gaaray Baydhabo & Madaxweyne Laftagareen oo kala hadlay…

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Safaarada Mareykanka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maamulka Dhuusamareeb oo soo saaray amarro quseeya magaalada.

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Maamulka dowlada Hoose caasimadda Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan xafiiska Amniga iyo siyaasada ayaa soo saarey amar ku saabsan in...
Weriye Ahmed Abdi

Khayre oo la kulmay Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar,...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha wasiirrada ee maamulka Jubbaland?

Kismaayo  (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed...
Ahmed Mohamed

XOG HOOSE: Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ‘Cumar Finish’ oo Shuruudo dhanka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Warar hoose oo aynu haleyno ayaa sheegaya, in guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Finish uu la yimid shuruudo...
Weriye Ahmed Abdi

Baydhabo: Wakiilka Q.M ee Somaliya James Swan iyo C/casiis Lafta-gareen oo...

Baydhabo (Halqaran.com) - Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ahna Madaxa UNSOM James Swan ayaa Khamiistii maanta soo gaaray magaalada...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga ee…

Baydhabo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la qaatay saraakiisha sarsare ee lamaha ammaanka gobolka Bakool,...