Sunday, July 12, 2026
26.9 C
Mogadishu

Amar

RW Rooble oo amray ATMIS inay si deg-deg ah ula wareegaan Amniga teendhada Afisyooni

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa howlaha amniga ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka, gaar ahaan Teendhada Afisiyooni ku wareejiyay...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Amar culus soo saartay

Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku amray ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliya oo faah-faahisay amar ka soo baxay

Muqdisho (Halqaran.com) - Waasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya ayaa 16-kii bishan soo saartay amar ay ku sheegayso in shahaadada safarka ee la...
Bulle

Maamulka Degmada Baydhabo Oo Amar Ku Soo Rogey Hay’adaha Ka Shaqeeya...

Baydhabo (Halqaran.com) - Kulankan oo maanta ay maamulka Degmada Baydhabo isugu yeereen hey'adaha ka shaqeeya Degmada Baydhabo ayaa waxaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sidii...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka ogtahay Amarka adag ee DF Somaliya ku soo rogtay...

Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa waxay amar ku soo rogtay diyaaradaha duulimaadyada ka taga Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Qoraal ay soo...
Weriye Ahmed Abdi

Odayaal dhaqameedyadii qaatay Amarkii Al-Shabaab oo lagu xiray Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaaladda Baydhabo ee maamulka koonfur Galbeed Soomaliya ayaa sheegaya, in ciidamadda ammaanka ee magaaladaas ay xabsiga dhigeen...