Amar
RW Rooble oo amray ATMIS inay si deg-deg ah ula wareegaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa howlaha amniga ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka, gaar ahaan Teendhada Afisiyooni ku wareejiyay...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Amar culus soo saartay
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku amray ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan...
Go’aankii Golaha Wasiirrada Puntland oo maanta lagu wado inuu dhaqan-galo (Maxa...
Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aan cusub ka soo saartay xakamaynta sicir bararka baahsan ee ka jira gudaha deegaannada Puntland.
Wasaaradda Maaliyadda Puntland...
Saraakiisha Amniga oo la Amray in la soo qabto dadkii ka...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboledka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa faray guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Taliyeyaasha Ciidanka sida qeybta 27aad Taliyaha...
DHAGEYSO: Madaxweyne Laftagareen oo war ka soo saaray weerarradii dhawaan ka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka hadlay weerarradii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaannada Koonfur...
Sii hayaha R/Wasaaraha oo hay’adaha Amniga faray in baaritaan lagu sameeyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Isniinta maanta ah kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho laamaha kala duwan ee amniga...









