Afduub
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Kiiska Ikraan Tahliil &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa war ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ka dhashay waayitaankii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo la waayay laguna...
Mombasa: Booliska oo baaraya kiiska dilka Gabar Soomaali ah
Mombasa (Halqaran.com) - Booliska magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baaraya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la rumeysan yahay inay ka...
5 ruux oo lagu Afduubtay G/Hiiraan oo madax furasho lagu sii-daayay
Maxaas (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in ilaa iyo 5 ruux oo dhawaan laga afduubtay deegaanka Goobo ee hoostaga degmada...
Burcad badeed afduubatay Markab ku soo jeeday Dekedda magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Xeebaha Puntland ayaa sheegaya in kooxo burcad badeed lala xiriirinayo ay qafaasheen markab shixnad ganacsi u siday...
Silvia Romano: Mala soo furtay, mise Madax furasho ayaa la bixiyay?...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mugdi badan ayaa hareeyay qaabka lagu sii daayey haweeneyda Talyaaniga ah ee Silvia Romano oo muddo laba sano ku dhow lagu...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay toogasho ka dhacday gobol ku yaalla dalka...
Texas (Halqaran.com) - Booliska Mareykanka ayaa sheegay in tacshiirad lagu furay dad badan oo joogay magaalooyin ku yaal gobolka Texas ee Maraykanka ay ku...









