Friday, April 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

R/Wasaare Xamse oo dhagax dhigay xarun lagu daryeeli doono dhaawacyada +(SAWIRRO)

Muqdisho (HalQaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Axaddii maanta dhagax dhigay xarunta gurmadka deg-deg ah oo loogu talagalay in gar gaar Caafimaad loogu fidiyo dadka dhaawacyada soo gaaraan.

Munaasabada dhagax dhiga waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaahi Aadam, Guddoomiyaha aha hay’adda Mareenta muusiibooyinka Qaranka.

RW Xamse Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey tallaabooyinka lagu hormarinayo xarumaha adeega Caafimaad loogu qabanayo Bulshada Soomaaliyeed, xarumahaas oo baahi weyn loo qabay

Ugu dambeyn, xarunta maanta uu dhagax dhigay Ra’iisul Wasaare Xamse, ayaa laga dhisayaa Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...