Friday, May 1, 2026
28.4 C
Mogadishu

Natiijada imitixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka oo la shaaciyay & Arday ballan-qaad lo..

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka.

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa warbaahinta qaranka ka shaaciyay soo bixitaanka natiijada imtixaanadka sidoo kale waxa uu soo bandhigay tirada ardayda ku guuleysatay imtixaanka.

Wasaaradda ayaa 10-ka arday ee helay dhibcaha ugu badan ee imtixaankii qaranka u ballan qaadday in ay siinayaan waxbarasho dalka dibaddiisa ah oo lacag la’aan ah.

Wasaaradda ayaa sheegtay in iyada oo ka duuleysa  in ardayda loo fududeeyo ogaanshaha natiijada ay hirgeliyeen  mareeg ama website-ka www.soneb.gov.so oo aradya walba uu kala socon karo natiijadii imtixaankiisa oo dhamaystiran.

Lifaaqan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka wasaaradda:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...