Friday, December 12, 2025
26.2 C
Mogadishu

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray taliyaha ciidanka booliska Somaliya iyo James Swan? +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa Arbacadii maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha ciidamada Booliska iyo doorka ay ka qaataan suggida ammaanka dalka.

Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa warbixin wuxuu siiyay Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, waxaana uu uga warbixiyay shaqooyinka ay qabtaan ciidanka iyo sida ammaanka ay u sugaan.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa dhankiisa ammaanay shaqada adag ee ay hayaan Ciidamada Booliska Soomaaliya, waxaana uu ku ammaanay hanaanka ay u sugaan ammaanka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...