Saturday, May 2, 2026
28.3 C
Mogadishu

Maxaa ka taqaanaa taliyihii ku dhintay israsaaseyntii ka dhacay Muqdisho?

Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa isku rasaaseeyey Agagaarka Hotel Naasahablood, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Maxaadeey Saleebaan Taliyihii Ururka Gorgor ee Kumaandooska Ciidanka Xoogga dalka iyo mid ka mid ah Ilaaladiisa ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen israsaaseynta.

Taliye Maxaadeey ayaa Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ugu geeriyooday Dhaawac kas oo gaaray Israsaaseynta labada dhinac.

Maxaadey ayaa ahaa Sarkaal Firfircoon oo ka mid ah Ciidanka ka howlgalla Shabeellaha Hoose ee ay tababartay dowladda Turkiga.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...