Taliye Maxaadey oo israsaaseyn ku geeriyooday
Maxaa ka taqaanaa taliyihii ku dhintay israsaaseyntii ka dhacay Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa isku rasaaseeyey Agagaarka Hotel Naasahablood, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Maxaadeey Saleebaan Taliyihii Ururka...




