Tuesday, May 26, 2026
26.7 C
Mogadishu

Madaxweynaha Dalka Kenya oo soo gaaray Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Muqdisho (Halqaran.com)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo Munaasabadda Caleema-saarka Maxadweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Madaxweyne Dalka kenya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda.

Madaxweyne Kenyatta ayaa kamid ah madaxweyniyaal iyo Ra’isul wasariyaal ka qeybgalaya munaasabadda caleemo saarka madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ka socota xarunta ciidanka cirka Soomaaliya ee Afisyone.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...