Sunday, April 19, 2026
29.5 C
Mogadishu

Madasha Xisbiyada oo soo dhaweysay heshiiskii doorashada, kuna baaqday in guddiyada lagu daro saamileyda siyaasadda +(War-saxaafadeed)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si weyn u soo dhoweysay qodobbadii ka soo baxay Shirkii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada kaasi oo laga soo saaray qodobbo la xiriira arrimaha doorashooyinka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu xusay in Madashu ay soo dhoweyneyso heshiiska laga gaaray qaabka ay u dhacayso doorashada dalka, islamarkaana ay ku baaqeyso in laga qeybgaliyo saamileyda siyaasada dalka guddiyada doorashooyinka.

Waxay kaloo ku baaqday Madashu, in la sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka islamarkaana kormeerayaal caalami ah ay goobjoog ka noqdaan xubnaha ku matalaya gobollada waqooyi ee dalka.

Haddaba halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Madasha:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...