Sunday, September 27, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ku-Xigeenkii Gaddomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Maamulka Puntland Oo Is Casilay (Maxay tahay Sababta?)

Garoowe (Halqaran.com) -Guddoomiye ku-xigeenkii Guddiga KMG doorashooyinka dowlad Goboleedka Puntland Jaamac Xirsi Faarax ayaa ku dhawaaqay inuu isna xilkii iska Casilay.

Gaddoomiye Jaamac Xirsi Faarax  ma sheegin wax sabab ah oo  keentay in uu  iska Casilo xilka Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga KMG doorashooyinka Puntland, hayeeshee wuxuu sheegay oo kaliya inuu gudbiyey Warqadiisa is Casilaada.

Sido kale Tallaabadan ayaa kusoo aaday, iyada oo saacad kahor uu xilka iska Casilay Guddoomiyihii Guddiga KMG doorashooyinka Maamulka Puntland, isagoona sababta keentay shaqo ka tegistiisa ku sheegay inay tahay duruurfo ka horyimid dartood.

Hoos ka Akhriso Qoraalka:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...