Sunday, June 21, 2026
25.5 C
Mogadishu

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo noqday

Muqdisho (HalQaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa Khamiista maanta ah dalka dib ugu soo laabtay kadib safar qaatay muddo Afar maalmood ah oo uu dalka Boqortooyadda Sucuudiga ugu maqnaa howlo shaqo.

Guddoomiye Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusman (Aadan Cadde) ku soo dhoweeyay qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka mahadceliyay soo dhoweyntii loo sameeyay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...