Thursday, April 30, 2026
28.5 C
Mogadishu

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka Dalka oo Hakiyay korsigii RW ku xigeenka Dalka.

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista Natiijada rasmiga ah ee kursiga Nambarkiisu yahay #HOP239 oo shalay doorashadii ka dhacday Xarunta Tababarka Booliska Gen. Kaahiye loogu doortayRa’iisul Wasaare Kuxigeenkii Mahdi Guuleed.

Doorashada kursigaas waxa dacwad ka gudiyay xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo kursigaasi ku fadhiyay 4 sano ee la soo dhaafay.

Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa faray guddiga hirgalinta doorashada iyo guddiga maamulka doorashada goboladda waqooyi in ay hakiyaan ku dhawaaqista natiijada kursiga sumadiisu tahay HOP 239 ee shalay guddigu sheegay in uu ku soo baxay Mahdi Guulleed Khadar.

Warka Guddiga xalinta Khilaafka HOOS KA AKHRISO:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...