Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

Guddiga Maaliyada Golaha Shacabka oo la Kulmay Wasiir Beyle

Muqdisho (Halqaran.com)- Dr. C/raxman Ducaalle Beyle wasiirka wasaarada maaliyada xakuumada faderaalka Soomaaliya ayaa maaanta waxa uu la kulmay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyada, Qorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka, waxay kulan Kula yeesheen xarunta Villa-Hargeysa.

Kalankaa oo Ajandihiisu Ahaa Su’aalo weydiin ku saabsan Ku noqoshadda Miisaaniyadda 2019ka ayaa wasiirka lagu hor dhigay dhowr su’aal oo ay xubnuhu u baahdeen in loo iftiimiyo.

Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay tiro su’aalo ah oo ay xubnaha gudigu weydiiyeen.

Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Mudane Maxamuud Cabdulaahi Siraaji.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...